AMISOM oo laga dalbaday iney la socoto dhaqdhaqaaqa Ciidamada dowlada Somalia

Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ayaa ka codsaday AMISOM inay la socoto dhaqdhaqaaqa Ciidamda Amniga Soomaaliya si looga hortaggo iska horimaadyo ka dhaca Magaalada Muqdisho. War murtiyeedkii ka soo baxay midowga Afrika ayaa sidoo kale Guddoomiyaha Midowga Afrika looga codsaday inuu qabto shirka dalalka Ciidamada ka jooga Soomaaliya heer Safiiro iyo heer taliyeyaasha ciidamada … Continue reading AMISOM oo laga dalbaday iney la socoto dhaqdhaqaaqa Ciidamada dowlada Somalia